War Deg-Deg ah:Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Jowhar

War Deg-Deg ah:Ra’iisal Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Jowhar

daajis.com:-Wafdi uu hogaaminayo ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay gaaray magaalada Jowhar.

Wafdiga ra’iisalwasaaraha oo ku tegey dayuurad helicopter ah magaalada Jowhar ayaa waxaa ku soo dhoweeyay guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cabdi Jiinow Calasow.

Ujeedada booqashada wafdigan ayaa ah kormeerida mashaariic ay dowladu ka hirgelisay gobolka Sh/dhexe. 
Wixii ku soo kordha booqashada ra’iisal wasaaraha iyo sawirabafilo dhowaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada