Booliska Maleysia oo wali baadi-goobaya 5-kale oo soomaali ah

Booliska Maleysia oo wali baadi-goobaya 5-kale oo soomaali ah

daajis.com:-Sirdoonka iyo booliska dalka Maleysiya ayaa wali baadi-goobaya shan ruux oo kale oo soomaali ah kuwaas oo lala xiriirinayo Al-Shabaab islamarkaana qaab ardaynimo kusoo galay dalkaasi.

Wasiirka arrimaha gudaha Maleysia Datuk Seri Dr Ah­­mad Zahid Hamidi ayaa sheegay in ay wali baadigoobayaan shan ruux oo kale oo soomaali ah kuwaas oo qaarkood guursaday naago Maleysian ah.

Hadalka wasiirka ayaa imaanaya xilli maalinkii shalay 34-jir soomaali ah lagu qabtay dalkaasi kaas oo lala xiriirinayo in uu Al-Shabaab ka tirsan yahay .

Ninka shalay la qabtay ayaa waxaa doon-doonayay booliska aduunka kadib markii uu dambiyo kasoo galay dalkiisa Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada