DAAWO VIDEO:- Haweeney gar weyn leh oo ka yaabsatay barnaamijka Eurovision

DAAWO VIDEO:- Haweeney gar weyn leh oo ka yaabsatay barnaamijka Eurovision

daajis.com:-Haweeneydan oo lagu magacaabo Conchita Wurst ayaa wacdaro ka dhigtay barnaamijka tartanka Heesaha Yurub , iyadoo madaleysay dalka Austria.

Dadkii daawanayay barnaamijkan ayaa layaab ku noqotay naag ger leh oo hadana muuqaalkeeda aan lagu tirin karin nin.

Conchita oo usoo gudubtay qeybta semi finalka ayaa habeenka sabtiga ah wacdaro ka dhigeysa magaalada Copenhagen oo uu ka socdo barnaamijkan , waxaana ay sheegtay in aysan dooneyn in ay naag ama nin midba lagu xisaabiyo iyadoo isku wadato laba jinsi

HALKAN KA DAAWO WACDARAHA NAAGTAN IYO MUUQAALKEEDA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada