Daawadayaasha Kubadda Cagta Oo Ku Maadaystay Guardiola Iyo Mourinho.

Daawadayaasha Kubadda Cagta Oo Ku Maadaystay Guardiola Iyo Mourinho.

daajis.com:-Intabadan daawadayaasha kubada cagta ayaa si wayn u falanqeeya dhamaan kulamada muhiim ka ah iyagoo xalay ay u saarneed Guardiola iyo Jose Mourinho.

Guardiola ayaa ku hor kufay kooxda Real Madrid habeen hare kadib markii ay uga ad kaatay 4-0 isagoo si daas ku macsalaameeyay ChampionsLeague xili ciyaareed kan.
Sheekada Mourino ayaan wax badan ka duwanan tan Guardiola isagoo isna lagu garaacay gurigiisa oo ay Atletico ugu awood sheegatay 3-1, taas ayaa keentay in intabadan daawadayaashu ay sameeyaan Sawiro maadaysi ah oo ay ku cabirayeen wixii qabsaday labadaan macalin.
Sawirka ugu cajiib sanaa ee la isku waydaarsanayay Boggaga Xiriirka bulshada ayaa ahaa Mourinho iyo Guardiola oo murugo wayn ay ka muuqato kuwaas oo fadhiya meelaha lagu cabo qamriga ee aadka u liita.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada