DAAWO: Dhaxal Suganaha "baqortooyada" Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay wadanka Thailand (CAJIIB)

DAAWO: Dhaxal Suganaha "baqortooyada" Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay wadanka Thailand (CAJIIB)

daajis.com:-Mid ka mid ah Oday Dhaqameedyada dalka Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay inuu jaah wareer iyo isqab qabsi baaxad weyn uu ka abuurey dalka Thailand ka dib markii ay warbaahinta dalkaas ay ku sheegeen inuu yahay Amiirka iska leh dhaxalka boqortooyada dalka Soomaaliya.

Aarintaas oo keentay in war murtiyeed lagu beeninaayo hadalkaas uu ka soo baxo wasaarada arimaha dibada ee dalka Thailand.

Ninkaan Soomaali ah oo ka mid ah odey dhaqameedyada dalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje oo ka mid ah Isimada maamulka Puntland oo dhawaantaan booqasho ku tegay dalka caasimada dalka Thailand ee Bangkok.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada