Daawo:- Islaamiyiin kasoo haajiray UK iyagoo xamaadeysan gubaya Paasaboorada ay ku lahaayeen UK

Daawo:- Islaamiyiin kasoo haajiray UK iyagoo xamaadeysan gubaya Paasaboorada ay ku lahaayeen UK

daajis.com:-Mindidiinta ka dagaalanta dalka Siiriya oo qaarkood ka haajiray dalal ay ka mid tahay Ingiriiska ayaa si xamaadeysan dab ku qabad siiyay dhalashada ay ka haysteen dalka ingiriiska, iyagoo sheegay in heysashada iyo ku noolaanshaha Yurub ka doorbiday iney ku dhintaan dagaalada ka socda siiriya.

Muuqaal barta Youtube-ka lasoo dhigay ayaa muujinaya dhalinyaro iyo caruur ku dhashay Ingiriiska oo gubaya Paasabooradii ay ka heysteen dalalka Ingriiska ka mid ah.

Waxay sheegeen Mindidiintan in ay Illaahey ugu dhowaanayaan tallaabadan, iyagoo sheegay in ku noolaanshaha wax ay ku sheegeen dalalka kufaarta ay ka qeyr badan tahay u hiilista Muslimiinta ku dhibaateysan dalalka xukunada adag ka jiraan sida Siiriya.

HALKAN KA DAAWO VIDEOG-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada