Daawo Video: Fanaan caan ah oo sheegtay hees horey loo qaaday Arintaasi oo Wariye Cowke dabagal ku sameeyey.

Daawo Video: Fanaan caan ah oo sheegtay hees horey loo qaaday Arintaasi oo Wariye Cowke dabagal ku sameeyey.

daajis.com:-Fanaanka Fu’ad Cumar ayaa qaaday heestaan lagu magacabo “Bal Soo Orod”, isagoo soo saaray sanadkii 2010-ka bishii November, wuxuuna sheegay in erayada heesta uu sameeyay Abwaan lagu magacaabo Khadar Dheere halka laxanka uu ku laray sida meesha ku qoran Mustaf Kiiko.


Heestaan “Bal Soo Orod” oo sida badan dadku ay ku maqleen Fu’ad Cumar aaminsan yihiina in uu isagu leeyahay, waxaa ugu dambeyn cadaadatay in heestaan uu leeyahay fanaan kale oo lagu magacaabo Jaamac Hadaaf oo reer Jabuuti ah, wuxuuna heestaan qaaday fanaanku 1975-kii, eyarada iyo laxanka isla fanaanka ayaa iska leh.

xigasho:jowhar24.com



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada