DAAWO:- Wiil uu Awoowe u yahay Maxamed Suleebaan Tubeec oo Soomaalida usoo baxay kana ooyasiiyey Qadro Daahir

DAAWO:- Wiil uu Awoowe u yahay Maxamed Suleebaan Tubeec oo Soomaalida usoo baxay kana ooyasiiyey Qadro Daahir

daajis.com:-Maxamed Xasan Maxamed (Tubeec yare) oo awoow uu uyahay Alle ha naxaristii Fanaankii waynee ee Soomaliyeed maxamed Saleebaan Tubeec ayaa ka qayb galay Tar tan Faneed.


Wuxuu halkaasi kusoo bandhigay Ugu horayn dhoolatus Fankii uu ka dhaxlay Awoowgii Tubeec, Sidoo kale wuxuu halkaasi ka qaaday Hees uu tar tanka uga qayb galay, Waxaa Goobta ilamadu ay ka qubatay Fanaanada Khadro daahir iyo dad wayne kale daawo waxa meesha ka dhacay.

HALKANI KA DAAWO VIDEO TUBEECA CUSUB EE SOOMAALIYA USOO BAXAY



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada