DAAWO LAYYAABKA:- Koox Burcad Soomaali ah oo la ogaaday inay Somalida Tahriibto Qafaashaan

DAAWO LAYYAABKA:- Koox Burcad Soomaali ah oo la ogaaday inay Somalida Tahriibto Qafaashaan

daajis.com:-Aabe Soomaaliyeed oo ku nool dalka Norway ayaa shaaca ka qaaday in wiil uu dhalay lagu afduubtay dalka Libya.

Aabahan oo wareysi siiyay wariye Taleefashinka Qaranka uga soo warrama dalka Norway ayaa waxa uu sheegay in wiilkiisa ay afduubteen koox Burcad Soomaali ah oo lagu magacaabo “MAGAFE”.


Aabahan ayaa ka sheekeeyay sida ay ku qafaasheen wiilkiisa, waxaana uu tilmaamay in kooxdaan Burcadda ee lagu magacaabo “MAGAFE” ay ka dhex shaqeystaan wadamada Ethiopia, Libya iyo Sudan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada