Maxaad Ka Taqaan Calaamadaha Lagu Garto Haweenka...

Maxaad Ka Taqaan Calaamadaha Lagu Garto Haweenka...

daajis.com:-Qof kasta ma helo ruux isaga aad u jecel balsa dad ayaa nasiib kaas helo, waxaa jiro marxalada kala duwan uu soo maro jaceylka, marxaladaha qaar qofka isaga ayaa ogaan kara heerka jaceylka loo haayo inta uu gaarsiisan yahay, shabakada daajis.com waxay idiin wadaa manta astaamaha lagu garto gabadha sida xad dhaafka ah kuu jecel.

1. Maku qanacdo ilaa ay aqristo ama hesho wax yaabahaan hoos ku qoran
Gabadha markii uu heleelo jaceylka dhabta way ka waali badantahay wiilka, waxayna aad uga fikirtaa sida ay ku hanan lahed qofka ay xiriirka la leedahay
cinwaanada uu leeyahay password kiisa, ama in ay aqirso message yada teleefoonkiisa ku soo dhaca qofkaas si ay ula socoto wax yaabaha aad qabaneeso.

2. Gabar kasta aad taqaan ama kula soo hadasho in ay ku waydiiso Gabar lama tuso gabar kale waa cudurkeeda ugu wayn, hadii ay aragto gabar adiga oo lahadlaya ama teleefoonkaaga ay ku aragto magac gabar, gabadha jaceylka haayo isla markiiba waxaa ku bilaawda walwal, qalbigeeda ma dago ilaa ay ka hesho war ay ku qanacdo. 

Markasta kuugu cadaadiso sida ay iyada rabto Ha u qaadan gabadha aadka kuujeceyl in ay tahay qof milatiri ah oo ad adag ama kulkul waxa sidaas ka keenayo waa dareenka dhabta ah kuu heeso, nafsadeeda ayaa tusinayo wax yaabo badan laakiin adiga aad isleedahay tan waxay dooneesaa in ay ku xukunto.

4. Jiro beenaad ah isku rid Gabadha aadka kuu jecel waxay isku ridaa xanuun aan jirin si ay u ogaato qaabka aad u kool koolin laheed ama aad usiin laheed dareen, dumarka way jecel yihiin in markasta la dhaho ereyo mac mac, xanuunkaan ay isku rideeso kama ahan mid ay u baahantahay dhaqtar ama daawa kaliya waa xanuun daaween kara codkaaga iyo in aad soo raadiso iyada .
5. Halkee ayaad joogtaa maxaasa ka doontay Gabadha meesha aad ku.. Lasoco


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada