DAAWO SAWIRADA:- Madaxa cusub ee booliska AMISOM oo jagada la wareegay

DAAWO SAWIRADA:- Madaxa cusub ee booliska AMISOM oo jagada la wareegay

daajis.com:-Mr. Anand Pillay ayaa lagu soo wareejiyay xarumaha ciidamada booliska AMISOM ee magaalada Muqdisho, waxaana ay isbarteen saraakiisha iyo howl-wadeenada booliska AMISOM.




Madaxan cusub oo dal ahaan kasoo jeeda Koonfur Afrika ayaa waxaa uu xilka kala wareegayBenson Oyo-Nyeko.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada