Daawo Sawirada:- Man City Oo U Dabaal Degtay Premier League 2013/14.

Daawo Sawirada:- Man City Oo U Dabaal Degtay Premier League 2013/14.

daajis.com:-Kooxda Man City ayaa ku guulaysatay horyaalkeedii 4aad kadib guul ay ka gaareen galabta kooxda West Ham oo marti ugu ahayd Etihad Stadium.

Man City ayaa ku guulaysatay koob koodii labaad 3 sano gudahood iyadoo Pellegrini uu noqonayo tababarihii 3aad ee ku guulaystay Premier League xili ciyaareed kiisii ugu horeeyay kadib Mourinho iyo Ancelotti.
Hadaba Daawo Sawirada Ciyaartoyda Man city oo u daabl degaya koob koodii 4aad ee Horyaalka ingiriiska.
City3City2City1City7City6City4

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada