Daawo Sawirada:- Qaar kamid ah Xildhibaanadii iyo dadkii kale ee ku dhaawacmay Weerarkii xarunta Baarlamaanka oo la dhigay…

Daawo Sawirada:- Qaar kamid ah Xildhibaanadii iyo dadkii kale ee ku dhaawacmay Weerarkii xarunta Baarlamaanka oo la dhigay…

daajis.com:-Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu daweenayaa qaar kamid ah Xildhibaanadiiiyo dadkii kale ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Al-Shabaab masuuliyadiisa sheegteen ee agu qaaday xatunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Dadka qaba dhaawacyada ee la dhigay Isbitaalka Madiina ayaa u badan dad ay waxyeelo kasoo gaartay qaraxii Ismiidaaminta ahaa , waxaana dadka qaba dhaawacyada u badan askar katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya.

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka Soomaaliya oolagu magacaabo Faraax Cawad ayaa kamid ah dadka qaba dhaawacyada ee lagu daweenayo Isbitaalka Madiina , Xihibaanka ayana soo garaya dhaawac qeybo kamidah jirkiisa.

Weerarkii shalay lagu qaaday Xarunta Gilaha Syacabka ee Magaalada Muqdisho waxaaku dhintay in kabadan 15-qof halka ay ku dhaawacmeen tiro intaas kabadan ay ku jiraan ilaa afra Xildhibaan oo katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.












FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada