Daawo Sawirada:- Sida Naxariis darada ah ay Al-Qaacidada Siiriya u dal daleen labo nin ay ku eedeeyeen Qaraxyo

Daawo Sawirada:- Sida Naxariis darada ah ay Al-Qaacidada Siiriya u dal daleen labo nin ay ku eedeeyeen Qaraxyo

daajis.com:-Kooxda isku magacaawday (Dowlada Islaamiga ah ee Ciraaq) ayaa waxa ay dal-daleen todoba nin oo ay ku eedeeyeen in ay ka danbeeyeen qarax xubna kamid ah kooxdooda lala dilay gudaha Dalka Siiriya .

Todobada nin oo laba kamid ah lagu dal dalay goob fagaara ah ,ayeey sheegeen in ay qirteen denbiga loo heesto ee ah in ku lug lahaayeen weerarka qaraxa loo adeegsaday.

Dilka ayaan waxa uu ka dhacay Bartamaha dooxada Euphrates Valley oo dhacda magaalada Raqqa ee dalka Suuriya, halkaasi oo kooxda mucaaradka ku ah dalka Suuriya ay ku xooganyihiin.

Shan kamid ah raga ay sheegeen in ay khaarijiyeen kooxdaani lama soo bandhigin meydadkooda, waxaa daldalaadaani imaaneysaa iyada oo bishii hore xarun ay ku sugnaayeen dagaal-yahanno kooxda ka tirsan lagu weeraray bam gacmeed laga tuuray moota dusheeda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada