Daawo Sawiro:- laga sameeyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho

Daawo Sawiro:- laga sameeyay Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho

daajis.com:-Kaartooniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa soo sawiray labo sawir oon u baahneen fasir dheeraad ah , waxa uuna Sawiradan ku muujiyay weerarkii Maalintii shalay Al-Shabaab ku galeen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Kaartooniistaha Caanka ah ee Soomaaliyeed Amin Arts ayaa ku Muujiyay Sawirka Taliyaha Nabad Sugida Qaranka Soomalaiya iyo Godane oo sheeko Qadka Telphonka ah Dhexmaraya Waxayna ka wada hadlayaan Iscasilaadda uu iska Casilay Wasirka Amniga Qaranka Soomaaliya .

Dhanka Kale Amin Arts ayaa Ah Farshaxameeste Had iyo Jeer Kasameeya Sawiro Dhacdooyinka ka Dhaca Dalka Soomaaliya Waxaana Ugu Dnabeesay Manata uu Sameeyay Sawirkaan aad aragtaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada