Daawo: Shabeel Weerar ku soo qaaday magaalo ka mid ah dalka India, Ka dib maxaa dhacay ?

Daawo: Shabeel Weerar ku soo qaaday magaalo ka mid ah dalka India, Ka dib maxaa dhacay ?

daajis.com:-Dalka india waxay caan ku yihiin xanaanaynta xoolaha dad cunka ah , sida libaaxa , shabeelka , haramcadka , masaska iyo kuwo kaloo badan.
Haddaba xayawaanadaas ayaa ah kuwo aan la qiyaasi karin xiliga ay sxb kula yihiin iyo xiliga ay xanaaqsanyihiin.

Taas oo badanaa khasaaro aan la filanayn keenta , oo dil ama dhaawac soo gaarsiisa dadka markaas ag  jooga.

Muuqaalka aan idiin hayno maanta ayaa ah , muuqaal tusinaya in xayawaanka uusan sxb galin.

HALKAAN  KA  DAAWO  MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada