DAAWO:- Sheeko Xiiso leh iyo Sir Fikatay Muuqaal aad u qosol badan iyo qaladaadka wariyaasha.

DAAWO:- Sheeko Xiiso leh iyo Sir Fikatay Muuqaal aad u qosol badan iyo qaladaadka wariyaasha.

daajis.com:-Barnaamijka ii wad sheekada oo ah barnaamij xiiso gaar ah leh oo ay daadihiyaan wariyaasha caanka ah ee Soomaaliyeed kuwaasi oo kala ah Maxamed Saciid Asxaab iyo Shukri Sharaf ayaa todobaadkani ka duwanaa kuwii hore ka dib markii ay soo qaateen qaladaadka qaar ka tirsan wariyaasha Soomaaliyeed gaar ahaan Hablaha ugu caansan ee kasoo hadla geeska Africa haddaba nala daawo Muuqaalkani oo aad u qosol badan 



HALKANI KA DAAWO VIDEO 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada