Daawo Video:- Fanaanad Caan ah oo Arooskeeda ay kasoo qeyb galeen Fanaaniin, Sayaasiin iyo Wariyaal Caan ah oo si sharaf leh loo tumay

Daawo Video:- Fanaanad Caan ah oo Arooskeeda ay kasoo qeyb galeen Fanaaniin, Sayaasiin iyo Wariyaal Caan ah oo si sharaf leh loo tumay

daajis.com:-Dhawaan ayey ahayd markii aroos si weyn loo buunbuuniyey oo wejiyaal caan ah ay kasoo qeyb galeen hadii aan idin xasuusiyo arooskii Jamiilo Xasan Garuun balse hadda waxaa dhacay aroos ka duwan kii hore maadama labadaba ay yihiin wariye iyo Fanaan oo si weyn caan ugu ah gayiga Soomaaliya gaar ahaa wadamada yurub iyo America.



HALKANI KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada