DAAWO VIDEO :- Wiil Soomaaliyeed oo Malaayiin qofoodoo Ajaanib ah ka hor qaaday hees luuqad qalaad ah ( Amazing Voice & Talent )

DAAWO VIDEO :- Wiil Soomaaliyeed oo Malaayiin qofoodoo Ajaanib ah ka hor qaaday hees luuqad qalaad ah ( Amazing Voice & Talent )

daajis.com:-Wiil kaan Soomaaliyeed oo mudooyin badan kusoo jiray Fanka ayaa yaraantiisii wuxuu ahaa Munashid ay si aad ah u jeclaayeen dadka carbeed waxa uuna mar qura ka qaaday hees aad u macaan oo aan ahyn Afka Soomaaliga malaayiin qofood.

Taleefashinada dalkaas oo si toos ah looga wada daawanayay ayuu si geesinimo ku dheehantahay mar qura wada kiciyey dareenka dadkii markaasi daawanayay oo dhamaantood wajiyadooda laga dheehanayay qushuuc & in ay la dhacsanyihiin codka wiilka SOomaaliyeed.

Horay way u dhacday in Shakhsiyaal soomaaliyeed ay soo dhigaan Talent-gooda Caalamka ay ka noqdaan xidigo lagu faano karo hadana daajis.COM ayaa idin soo gudbineysa muuqaalka Soomaaliyeed oo aan hubo inaad taageerahiisa noqon doontid hoos ka daawo muuqaalka

SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA RIIX HALKAAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada