DAAWO VIDEO:- Haween Hindi ah oo u yimid Hargeysa arrimo guur oo ruwaayad qosol badan laga sameeyay

DAAWO VIDEO:- Haween Hindi ah oo u yimid Hargeysa arrimo guur oo ruwaayad qosol badan laga sameeyay

daajis.com:-Todobaadyadii lasoo dhaafay guud ahaan magaalada Hageysa iyo magaalooyinka kale ee Somaliland waxaa aad looga hadal haayay sheeko cajiib ah, taasoo markii danbe kaliftay in Masaajiyada laga sheeko in sheekadaasi tahay wax aan jirin oo dad gaar ah suuqa soo geliyeen.

Sheekaddan ayaa ah in Haween fara badan oo Hindi ah iney yimaadeen Hargeysa, kuwaasi oo doonayay guur xalaal ah, ninkii doonayana iska diiwaan gelin karo Masaajidka ugu weyn Hargeysa. Sheekadaasi oo noqotay tan ugu hadal haynta badan ayaa dhalinyarada reer Burco ay ka sameeyeen riwaayad qosol badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada