Wenger:- Mucjiso Kaliya Ayaa Man City Horyaalka Udiidi Karto

Wenger:- Mucjiso Kaliya Ayaa Man City Horyaalka Udiidi Karto

daajis.com:-Kooxda macalin Pellegrini ayaa ubaahan kaliya hal dhibic inay horyaalka qaado kulan ay Etihad Stadium kula ciyaari doonaan West Ham, macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa uhambalyeeyay Manchester City inay qaaday hoyraalka isagoo sheegay inay mucjiso kahor istaagi karto Man City horyaalka.
Wenger ayaa usheegay weriyayaasha “Waxey noqon doonta mucjiso haddi aysan koobka qaadin Manchester City hambalyo ayaan leeyahay, waxey aheyd tartan koob oo xiiso leh.
“Waxaad dareemeysaa in Liverpool aysan laheen nasiib fiican waayo waxey sameeyeen shaqo cajiib ah qeybtii danbe ee hoyraalka.
“Kooxdeyda waxey muujisay adkeesi cajiib ah, aad ayaana ugu faanayaa, waxaan horyaalka hogaankiisa heynay 128 maalmood, waxaan uguuldareesay kulamo waaweyn oo aan marti aheyn darteed, City iyo Liverpool waxey heystaan awood weerar oo cajiib ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada