DAAWO VIDEO:- Wiil si xun u darbeeyay Yaanyuur oo Booliska xabsiga dhigeen

DAAWO VIDEO:- Wiil si xun u darbeeyay Yaanyuur oo Booliska xabsiga dhigeen

daajis.com:-Ciidamada Booliska New York ayaa xabsiga dhigay Andre Robinson oo 21 sano jir ah, kadib markii lagu helay muuqaal uu soo dhigay Facebook isagoo si xun u laadayo Yaanyuur ama Bisad qofba siduu u yaqaan.


Wiilkaani ayaa Facebookiisa soo geliyay isagoo Yaanyuurta u yeerayo, markey u timaadana si xun u laadayo iyadoo cirka gashay, dabadeedna ku dhacday meel ka fog meeshii laga laaday.

Tallaabadani ayaa dadkii daawaday ka xumaadeen, waxayna Andre Robinson ku tilmaameen mid naxariis daran oo xaquuqda xayawaanka meel ugu dhacay, ugu danbeyntiina Booliska ayaa xabsiga dhigay, iyadoo aan la ogeyn ciqaabta uu mudan doono.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada