Daawo Video:- Layaabka Iyo Nin Faash la dhex qaaday caruur iskooleey ah

Daawo Video:- Layaabka Iyo Nin Faash la dhex qaaday caruur iskooleey ah

daajis.com:-Masiibo argagax gelisay Macalimiinta iyo waalidiinta caruur fara badan ayaa ka dhacday magaalada Macheng, ee gobolka Hubei oo ka tirsan dalka Shiinaha, kadib markii nin la sheegay in maskaxda uu ka jiran yahay Faash la dhex qaaday caruur dhiganeysay dugsi hoose oo ku yaal dalkaasi.




Kaamirada ilaalada iskuulka ee loo yaqaan CCTV Camera ayaa qabatay ninkan oo caruurta ku ceyrsanaya faash ama bangad, isagoo dhaawacyo kala duwan u geystay sideed caruur ah oo goobta laga qaaday.

Macallimiinta ayaa isku dayday in ay ka hortagaan masiibadaasi, inkastoo markii danbe lagu guuleystay in ninkaasi la qabto.

Booliska ayaa sheegay in ninkani oo lagu magacaabo Chen Zuihang in uu kasoo baxay xarun caafimaad oo dadka maskaxda ka jiran lagu daweeyo.

HALKAN KA DAAWO MASIIBADAN



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada