Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

daajis.com:-Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Salaad Xagaleey ayaa xalay kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah waxa ay ku dileen Degmada Delft ee magaalada Cape town.

Burcadda dishay ganacsade Salaad Xagaleey ayaa la sheegay inay isku dayayeen inay dhacaan dukaan uu alaab u waday marxuum oo uu lahaa ganacsade Soomaali ah, waxaana la sheegay in marxuumka uu ku dhagay mid ka mid ah Burcadda,iyadoo uu kor ka toogtay mid ka mid ah Burcadda.


Mustaf Cali Muudeey ayaa Shabakadaha Calanka iyo Shacbiga.com u xaqiijiyay dilka ganacsadaha, waxaana uu sheegay in manta lagu aasi doono Qabuuraha Muslimiinta ee Athlone ee magaalada Cape Town.


Dilka Marxuum Salaad Xagaleey ayaa kusoo beegmaya xilli manta gelin Dambe uu dalka Koonfur Afrika soo gaarayo madaxweynaha Dowladda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada