DAAWO VIDEO: Libaax cunay Nin Camira man ah oo dalxiisayay

DAAWO VIDEO: Libaax cunay Nin Camira man ah oo dalxiisayay

daajis.com:-Dhacdadaan xanuunka leh ayaa waxa ay dhacday xilli ay dalxiisayaal badan ku jireen Daawashada Libaaxyo badan oo ku sugnaa meel Howd ah.

Ninka uu Libaaxu cunay ayaa ka mid ahaa dalxiisayaal goobtaasi tegay, waxaana Camira man-ka la cunay nasiib xumo darteed uu kasoo baxay gaarigii uu ku jiray si uu u hello Sawirro nadiif ah Lakin uu naftiisa qaaliga ahayd ku waayay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada