Daawo Sawirada "Haweenka Soomaalida oo si aad ah ugu biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Aminga Magaalda ..

Daawo Sawirada "Haweenka Soomaalida oo si aad ah ugu biiray Ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo Aminga Magaalda ..

daajis.com:-Haweenka, ayaa lagu soo waramayaa ineey si xowli ah ugu biirayaan qeybaha kala duwan ee Ciidamada Doowlada Soomaaliya.Na'iimo Abdi, waxay wadataa Qoriga AK-47, waxay kamid tahay Haweenka ku biiray Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Waa wax adag in Haweeneey labisan dharka ciidanka lagu arkoo Goobaha dadka lagu baaro, maxaa yelaay dadka Soomaaliyeed waa dad ku ad adag xaga Dhaqanka iyo Diinta.

Haweenka ayaa inta badan ku kooban Howlaha Guriga iyo reerka, laakiin Na'iimo Abdi iyo kuwo lamid ah, waxay jabiyeen xeerkas, iyagoona ku biiray Ciidamada Booliska Iyo Milatariga.

Waxaa la qiyaasayaa in ilaa 1,500 oo Haween ah ay hada ku jiran Ciidamada Dowlada Federaalka Somalia.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada