Daawo Video:- Nin Dil toogasho ku xukunaa oo markii la sumeeyay dhiman waayay mudo 43-daqiiqo ah , Intaas ka dib maxaa dhacay +warbixin

Daawo Video:- Nin Dil toogasho ku xukunaa oo markii la sumeeyay dhiman waayay mudo 43-daqiiqo ah , Intaas ka dib maxaa dhacay +warbixin

daajis.com:-Nin magaciisa lagu sheegay Clayton Lockett oo 38 jir ahaa ayaa maxkamad ku taala gobolka Oklahoma ee dalka Mareeykanka waxay ku xukuntay dil balse ninkaan oo lagu dhuftay cirbada lagu qaarajiyo ama wadnaha is taajisa dambiilayaasha gudaha dalka Mareeykanka ayaa mudo 43-daqiiqo ah nafta ku sii jirtay.
  
Dadka dilka ku xukuman ayaa qaar ka mid ah gobolada Mareeykanka waxaa sharci ahaan lagu dilaa Cirbad sun ah oo lagu duro balse dadkaan oo loogu tala galay inay nafta uga baxdo daqiiqad gudaheed, sidaas ma dhacdo inta badan oo waa ay sii raftaan.
  
Clayton Lockett oo ahaa Madawga dalka Mareeykanka waxaa lagu helay inuu kufsaday haweeney 19-jir ah ka dibna nolasha ku xabaalay inkastoo ay ugu dambeeyntii dhimatay. Ninkaan oo mudo 43-daqiiqo ah ku dhiman waayay cirbadii Sunta eheed ee lagu duray ayaa ugu dambeeyntii waxaa is taagay wadnaha .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada