Kooxaha FC Sevilla iyo Benfica oo iskugu soo haray Fiinaalka koobka UEFA Europa League, Juvenus & Valencia oo si cajiib ah ku haray !!

daajis.com:-Kooxda FC Sevilla oo ka socota horyaalka La liga ee dalka Spain iyo naadiga Benfica oo horyaalka dalka Portugal mataleysa ayaa waxeey iskugu soo hareen Fiinaalka koobka UEFA Europa League oo ciyaartiisa Fiinaalka ah lagu qaban doono magaalada Torino ee dalka Talyaaniga (14.05.2014) .
  
FC Sevilla oo guuldaro 3-1 ah kala kulantay kooxda Valencia ayaa waxay ku soo baxeen si nasiib ah ka dib markii dhamaadkii ciyaarta (daqiiqadii 94-aad) uu gool teesto ah u saxiixay xiddiga reer Cameroon Stephane Mbia. Valencia oo kulankaan 3-1 ku badisay waxeey ku hartay nasiibdaro ka dib markii guriga naadiga FC Sevilla 2-0 looga so badiyay garoonkooda Mestalla-Stadium-na ay iska difaaci waayeen in gool looga dhaliyo.

Kulankaan oo ahaa mid adag waxaa dhamaadkii ciyaarta dabaaldeg balaaran ku jiray taageerayaasha kooxda Valencia maadaama ay ciyaarta ku hogaaminayeen 3-0 balse ilbiriqsigii ugu dambeeyay waxaa wadno xanuun ku riday kooxda Valencia ciyaaryahanka reer Cameroon Stephane Mbia oo teeso ka xareeyay .
 
XIDDIGAHA VALENCIA VS FC SEVILLA AYAA QAABKAAN ISKU ARKAY : 
  
Valencia : Goolhaye Diego Alves - Joao Pereira, Ricardo Costa, Mathieu, Bernat - Parejo (78./Javi Fuego), Keita - Feghouli, Vargas, Piatti (61./Fede Cartabia) - Jonas (86./Barragan) .
  
FC Sevilla: Goolhaye Beto - Coke, Pareja, Fazio, Navarro (72./Moreno) - Daniel Carrico, Mbia - Reyes (79./Marin), Rakitic, Vitolo - Bacca (66./Gameiro) .
  
*** Dhanka kale kooxda reer Portugal ee Benfica ayaa markii labaad oo xiriir ah waxay u soo baxday Fiinaalka koobka UEFA Europa League . Benfica oo bareejo 0-0 ah la soo gashay naadiga Juventus waxay wajigii hore hore ku soo badiyeen 2-1.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada