Daawo Video:- Nin u eg Osama Bin Laden oo baar ka furtay Brazil+Sawirro

Daawo Video:- Nin u eg Osama Bin Laden oo baar ka furtay Brazil+Sawirro

daajis.com:-Helder Braga Fernandes oo u dhashay dalka Brazil ayaa caan ka noqday dalkaasi, isagoo aad u shabaho Hoggaamiyihii ururka Al-qaacida Osama bin Laden. Wuxuu ninkan u egaanshaha Osama uu ku helay inuu shaqo ku abuurto, isagoo furtay baar khamriga lagu iibiyo.

Ninkan ayaa soo jiitay insha dalxiisayaasha taga R Rio De Jeniero, oo maalintii iyo habeenkii ka caba khamri badan.

Fernander ayaa baarkiisa ugu magacdaray Bar Do Bin Laden ‘Baarkii Bin Laden’ wuxuuna xertaa dharkii lagu yaqiin bin laden, dadka yimaada baarkiisana waxay la galaan sawiro.

Arinta cajiibka ah ee ninkan qabsatay ayaa ah markii hadda ka hor dhowr jeer ay macaamiisha baarkiisa si hoose ugu waceen booliska iyagoo maleynayay Osamihii rasmiga.

Fernandes ayaa baarkiisa wuxuu ku casuumay nin u eg isna Madaxweynaha Mareykanka Obama.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada