Daawo Muuqaal:- Mucjiso ka dhacday gudaha Mareeykanka & dad weli weeysan gawaaridooda oo qaali ah ,Waa maxay sababta!!

Daawo Muuqaal:- Mucjiso ka dhacday gudaha Mareeykanka & dad weli weeysan gawaaridooda oo qaali ah ,Waa maxay sababta!!

daajis.com:-Roobab xoogan oo dabeeylo wato ayaa kala jaray oo cad cad ka dhigay wadooyin caan ah oo ku yaala gudaha dalka Mareeykanka waxeeyna sidoo kale Roobabkan iyo dabeeylahaan la tageen gawaari qaali ah kuwaas oo gawaaridii qaarkood qar dheer ka tuuray. 

Dhibka ugu weyn ayaa waxa uu ka dhacay waqooyiga Florida waxaana weli jaran isku socodka dadweeynaha halka deegaano aad u fara badan looga kala cararay daadka roobabkaan oo gawaaridii ay qaateen gobolo kale oo fog fog geeyay ama ka tuuray . 






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada