DAAWO VIDEO:- Raafka Soomaalida Islii oo weli Socda

DAAWO VIDEO:- Raafka Soomaalida Islii oo weli Socda

daajis.com:-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa weli waxaa ka socda howlgallo ay wadaan ciidamada dalka Kenya, kuwaasoo qab=qabanaya Soomaalida ku sugan magaaladaasi.


Ciidamada ayaa dadka ay qabtaan weeydiinaya sharci, hadi qofka sharci heystana waxa ay sidoo kale weydiinayaan su'aalo la xiriira sababaha halkaasi uu ugu noolyahay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GI UGU DAMBEEYAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada