Dagaal u dhexeeyo Ahlu sunnah iyo Shabaab oo ka socda Buur Dhuubo

Dagaal u dhexeeyo Ahlu sunnah iyo Shabaab oo ka socda Buur Dhuubo

daajis.com:-Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxa ay Sheegayaan in dagaal Xoogan uu hadda ksocdo Degmada Buur dhuubo ee Gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa waxa uu u dhaxeeya ciidamada Ahlusuna waljamaca oo ay taageerayaan ciidamada Dawladda Somaliya iyo Al Shabaab.

Dagaalka ayaa la sheegay inay qaadeen Al-shabaab, waxaana haatan la maqlayaa dhawaqa rasaasta.

Wixii war ah ee kusoo kordho isha ku haay DAAJIS.COM

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada