Daawo Video :- Soomaalida Minnesota oo sameeyey fal wada farxad galshay Shacabka & Dowlada Maraykanka

Daawo Video :- Soomaalida Minnesota oo sameeyey fal wada farxad galshay Shacabka & Dowlada Maraykanka

daajis.com:-Labo maalin kahor ayeey aheed marka qaar badan oo kamid ah Soomaalida degan Magaalada Minnesota ee dalka marakanka ay isugu soo baxeen xaafado katirsan magaaladaas waxa ayna soo bandhigeen fal si aad ah ay usoo dhaweeyeen dowlada iyo shacabkeeda.

Tilaabadaan ay qaadeen Dhalinyaradan Soomaaliyeed ayaa suura gal ah in ay wax badan ka badalaan magaca Soomaalinimo ee sii halaabaya iyagoona ujeedadoodu ahyd siidii ay uga dhex shaqeyn lahaayeen is dhexgalka labada bulsho.

Muuqaalkaan oo ah mid aad u qiimo badan ayeey waqti badan galsheen soo saarayaasha Aflaanta & muuqaalada qurxoon ee ku sugan Maraykanka , hada daawo anaaba hubo inaad wax badan ka faa’iidi doontid hoos ka daawo

SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA RIIX HALKAAN



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada