Video: Odayaashii muqdisho ka tegay oo Diyaarada Lagu Waraystay & Qorshaha Hargeisa ku Joogaan (Daawo+Waraysi)

Video: Odayaashii muqdisho ka tegay oo Diyaarada Lagu Waraystay & Qorshaha Hargeisa ku Joogaan (Daawo+Waraysi)

daajis.com:-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waraysi lala yeeshay mid ka mid ah odayaal dhaqameedka ku sugan magaalada Hargeysa, Xiligii uu saarnaa diyaarada usii waday magaalada Hargeisa.

Waraysigan oo uu qaaday wariye Aadan Jama Ahmed isla markaan la yeeshay Madoobe Aw Jaamac ka mid ah odayaashaas, wuxuuna wax ka weydiiyey safarkooda iyo ujeeda ku qodonta.

Madax dhaqameedkan oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaa waxa qorashoodu yahay sidii laysu dhex gali lahaa isla markaan wadahadaladii ka socday Turkiga ay madax dhaqmeedku qayb libaax uga qaadan lahayeen.

HALKANI KA DAAWO VIDEO LAGA DUUBAY ODAYAASHA MUQDISHO KA TAGAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada