Xog Hoose daawo Video:- Maxaad ku garan kartaa in ninkaga uu naag kale kula wado

Xog Hoose daawo Video:- Maxaad ku garan kartaa in ninkaga uu naag kale kula wado

daajis.com:-Waan ku jeclahay, qalbigeyga qof kale kuma jirto iyo erayo ka badan ayay ragga adeegsadaan si lamanatooda jaceyl ugu muujiyaan balse erayadaas qaboowga ah ma muujin karaan kaliya jaceylkaaga .

Hadaba waxaa jira talaabooyin uu ninka ku dhaqaaqayo si ogaasho aan laheyn hadii uu ku jecel yahay hadaba arimahaan il gaara ah u yeelo .

Marka Uu Guriga Joogo:waxa uu jecel yahay mar waliba in garabkaada uu fadhiyo, waxa uu dhageeystaa fikiradahaada isaga oo siinaya ihtimaam gaar ah ,isaga oo kula joogo ma arkeysid isaga oo galaya fikir kale oo maqane jooge ma noqdo .

Sidoo kale ma doonto hurdo mana kaa tagayo adiga oo soo jeeda, waxa uu jecel yahay in uu kuula daawado barnamaiyada sida weyn aad u xiisayso , mana xanaaqo hadii uu guriga soo galo iyadoo alaab meel waliba ay daadsan tahay, qurbo.net ayaa ku leh Waxa uu jecel yahay in uu kaa caawiyo shaqada guriga , Marka Aad Qoyskaada La Joogto:waxaa ka muuqaneysa farxad aad u sareeysa marka aad booqaneysaan ehelkaada , ma fiirayo saacadda oo ma dhibsado la joogooda .

Kaama tagayo adiga oo ehelkaada la joogo isna shaqadiisa ma soo qabsao , si wanaagsan ayuu u dhageystaa ehelkaada , waxa uuna dareemaa in uu yahay xubin ka tirsan Marka La Joogo Miiska Cuntada:waxa uu si weyn u amaana cunada aad u soo sameysay , waxa uuna muujiyaa sida uu u macaansanayo

Habka La Dhaqanka:Mar waliba waxa uu dib kuu xasuusiyaa waqtiyada macaan ee aad wada soo qaadateen , waxa uu u xiisa in u dabaal degidda kulankiinii koowaad ,

Dhanka Saaxibadaada: aad ayuu u ixtiraamaa , kalma caroodo haddii saaxibadaada mar waliba kuula soo xariirto , waa uu soo dhaweeyaa saaxibad waliba oo ku soo booqata , kama dib dhacdo in uu kuula soo booqdo saaxibadaada oo xanuunsan .

Dhanka Suuqa: Waxa uu ku adkeestaa in uu kuu iibiyo hadiyad mar waliba oo aad aadaan suuqa ,waqti ayuu kuu siiyaa in aad ku doorato waxa ku qanciya oo ma ganuunaco oo kuma dhibsado isaga oo eegaya waqtiga aad cuneyso

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada