DAAWO VIEDEO:- Abwaanad Dhoofo Khaliif iyo single mothers-ka Sweden maxaa kala heysta?

DAAWO VIEDEO:- Abwaanad Dhoofo Khaliif iyo single mothers-ka Sweden maxaa kala heysta?

daajis.com:-Abwaanad Dhoofo Khaliif oo dhawaan soo gaartay dalka Sweden ayaa boqolaal dumar ah oo xaflad ka qeybgalayey ka tirsay gabay su'aalo badan ka dhex abuuray xafladii socotay kaas oo la xiriira nolosha haweenka kaligood la nool caruurtooda.


Gabaygan oo cinwaan ay uga dhigtay YAA UBADKA IDINKA DHALAY? ayaa waxa ay  ku muujineysaa marxaladaha nololeed ee Soomaalida qurbaha.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada