Daryeelka Ka Xad Dhaafka Ah : Saameyn Noocee Ah Ayuu Jaceylka Ku Leeyahay?

Daryeelka Ka Xad Dhaafka Ah : Saameyn Noocee Ah Ayuu Jaceylka Ku Leeyahay?

daajis.com:-Daryeelka ama daneynta , waa mid ka mid ah wadooyinka keena in xariirka labada lamaane uu guuleysto iyo jaceylkooda , sidaas oo ay tahay waa seef laba af leh , haddii daryeelka yaraado waxaa ka dhasha dareen ka gaabin ah .

Inkastoo qofka sameynaya daryeelka badan ay dhab ka tahay hadana qofka kale waxa uu ku abuurayaa dareen ah in la hayste uu yahay isla markaana waxaa adkaaneysaa in uu helo kalsooni.

Dad badan ayaa daryeelkooda ku harqiya lamanayaashooda markaas ayay gaarayaan heer talaabo waliba oo qofka nolosha la wadaagayaan faraha la galaan , qofka sidaas lagu sameynayo isna waxa uu dareemayaa qanacsanaan la`aan balse arintaas waa ku soo kordhiseysaa illaa uu dareemo in nolosha guurka tahay sanduuq iyo xabsi joogto ah markaas ayuu raadinayaa waddo uu kaga baxsado .

Hadaba daajis.com ayaa ku sheegeysa in haddii daryeelka ama daneynta uu heerkaas gaaro uu isu rogayo arin aan wanaagsaneyn sidaas oo daryeelkana ku weynaya qiimihii uu lahaa

Sidaa darteed waxa aynu kuula talineynaa in daryeelka ama daneynta noqon mid ka bad badis ah

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada