Deepika Padukone oo lagu marti qaaday fiinaalka Koobka Champions League.

Deepika Padukone oo lagu marti qaaday fiinaalka Koobka Champions League.

daajis.com:-Atariishada waaya araga ah ee Boollywoodka Deepika Padukone ayaa ka mid noqotay marti lagu casuumay fiinaalka koobka Champions League oo lagu qaban doono Magaalada Lisbon ee Dalka Purtugal.

Sida laga soo xigtay ila xog ogaal ah waxaa la sheegay in lagu wado in maalinti khamiista oo bari ku beegan u safri doonto dalka Purtugal si uga qayb gasho ciyaarta fiinaalkeeda loo balan san yahay 24 May.
Deepika ayaa ka gaabsatay bal hadii ay jirto kooxa ay taageerto laakiin warar hada ka hor laga soo xigtay ayaa sheegaya in ay taageerto Kooxda Real Madrid balsa waxa ay sheegtay in kulan kaa uu yahay kulan adag.
Atariishada ayaa lagu wadaa in Magaalada Lisbon isku baran doonaan taageerayaal badan oo laga yaabo in aysan nasiib u yeelan in is toos ah isku arkaan waxa ayna diyaarad qaas ah ka qaadan doontaa Dalka Hindiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada