Line Up-ka Rasmiga Ah Ee Final-ka Champions League: Real Madrid v Atletico Madrid.

Line Up-ka Rasmiga Ah Ee Final-ka Champions League: Real Madrid v Atletico Madrid.

daajis.com:-Carlo Ancelotti ayaa ku soo bilaabay Ronaldo, Bale iyo Benzema isagoo ku soo galay ciyaarta qaab u badan weerar si uu ugu suuro galiyo Real Madrid inay ku guulaysato koob kii 10aad.

Sidoo Kale Khedira ayaa ku soo bilowday kadib markii horay loo saadaaliyay inuu badali doono Xabi Alonso oo ganaax ku seegaya kulanka caawa.

Dhanka Atletico Madrid Diego Costa ayaa ku soo bilawday waxayna weerarka kawada ciyaari doonaan David Villa Simeone ayaa ku soo galay Line Up isku dheeli tiran weerar iyo difaac intaba.


Shaxda Rasmiga Ah Ee Labada Kooxood:


Real Madrid: Casillas, Varane, Ramos, Coentrao, Khedira, Ronaldo, Benzema, Bale, Carvajal, Modric, Di Maria.

Kayd: Diego Lopez, Pepe, Marcelo, Arbeloa, Morata, Isco, Illarra.

Atletico Madrid: Courtois, Juanfran, Godin, Miranda, Filipe Luis, Gabi, Tiago, Koke, Raul Garcia, Villa, Diego Costa.

Kayd: Aranzubia, Mario Suarez, Adrian, Rodriguez, Alderweireld, Diego, Sosa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada