Line-upka Rasmiga Ee Kooxaha Chelsea v Atletico Madrid.

Line-upka Rasmiga Ee Kooxaha Chelsea v Atletico Madrid.

daajis.com:-Tababare Jose Mourinho ayaa mar kale ku soo shirtagay shax u muuqata mid daafac iyadoo ay wada ciyaarayaan Terry, Cahill Ivanovic, Cole, Luiz iyo Azpilicueta.

Waxaase line-upka Chelsea ku soo laabtay Eden Hazard halka Fernando Torres uu hogaaminayo weerarka Chelsea.
Dhanka Atletuco Madrid Diego Costa ayaa hogaaminaya weerarkooda.
Lugtii hore ee Vicente Calderon waxa ay labada kooxood ku soo kala baxeen barbaro goolal la’aan ah.
Chelsea: Schwarzer; Ivanović, Terry, Cahill, Cole; Luiz, Ramires, Willian, Azpilicueta, Hazard; Torres.
Keyd: Hilário, Kalas, Oscar, Van Ginkel, Schürrle, Ba, Eto’o
Atletico Madrid: Courtois; Juanfran, Miranda, Godín, F Luis; Arda, M Suárez, Tiago, Koke, Adrian; D Costa.
Keyd: Aranzubia, Alderweireld, R. García, Cristian Rodríguez, José Sosa, Diego, Villa



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada