Maaliyada Bayern Ee Xilli Ciyaaredka Danbe Oo U Eg Tan Barcelona.

Maaliyada Bayern Ee Xilli Ciyaaredka Danbe Oo U Eg Tan Barcelona.

daajis.com:-kooxda heysato horyaalka Germany ayaa xiran doonto maaliyad u eg middi ay kooxda wadatay 1996 marki Eufa Cup ay ka qaaday kooxda Bourdeaux.

Balse dooqa kooxda ee buluuga iyo guduudka waxaa lagu daray diilmaha bluuga ee ay caanka ku eheed Barcelona.
Bavarians ayaa maaliyadan xiran jirtay xilli ciyaareedkii 1996 markaas oo ay koobka Uefa Cup ay kaqaadeen Bourdeaux oo wadar ahaan 5-1 ay uga badiyeen labadii lug ee Final ka wada ciyaareen.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada