Salva Kiir iyo Machar oo Addis Ababa ku Kulmaya

Salva Kiir iyo Machar oo Addis Ababa ku Kulmaya

daajis.com:-Hoggaamiyaha mucaaaradka ee Suudaanta Koonfureed Riek Machar ayaa tegey magaalada Addis Ababa halkaas oo u wadahadalo toos ah markii ugu horeysey uu kula yeelan doono Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed Salva Kiir tan iyo markii dagaalka uu ka qarxey waddanka bishii December.
 
Machar ayaa caasimadda Ethiopia tegey habeenkii xaley. Madaxweyne Kiir ayaa la filayaa inuu maanta halkaasi gaaro si uu uga qeyb qaato wadahadalada ay garwadeenka ka yihiin waddamada IGAD.
 
Madaxweyne Kiir ayaa aqbaley inuu wadahadalo fool ka fool ah la yeesho madaxweyne ku xigeenkiisii hore kadib markii uu toddobaadkii hore uu Juba kula kulmey Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka John Kerry.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada