Macallin Kenyati ah oo lagu dilay magaalada Galkacyo+Sawirro

Macallin Kenyati ah oo lagu dilay magaalada Galkacyo+Sawirro

daajis.com:-Kooxo hubaysan ayaa goordhaweyd waxa ay dil u geysteen macallin wax ka dhiga machad ku yaalla magaalada Gaalkacyo, kaas oo dhalasho ahaan kasoo jeeday dalka Kenya.

Macallinkan ayaa la dilay xilliga maqribka, waxaana lagu hor dilay isla machadka uu wax ka dhigayay oo uu hor fadhiyay.

Machadka uu macallinka ka ahaa ayaa lagu magacaabay "Vision International", waxaana marxuumka la dilay lagu magacaabay Kanad.

Meydka macallinkan ayaa la geeyey isitaalka GMC Dhagacadde ee ku yaalla duleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada