SPORT: Kooxda Manchester City oo xasuuqday Aston Villa iyo West Brom oo ciil la hoyatay (SAWIRRO)

SPORT: Kooxda Manchester City oo xasuuqday Aston Villa iyo West Brom oo ciil la hoyatay (SAWIRRO)

daajis.com:-Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa xasuuqday kooxda Aston Villa, kulan ka tirsanaa wareegga 37-aad ee horyaalka Premier League-ga.

Kooxda kubadda cagta ee Manchester City ayaa xasuuqday kooxda Aston Villa, kulan ka tirsanaa wareegga 37-aad ee horyaalka Premier League-ga.
Man.City ayaa Aston Villa caawa ku marti gelisay garoonkeeda, iyadoo kaga adkaatay 4-0.

Eden Dzeko ayaa laba ka mid ah u dhaliyay goolasha kooxda Manchester City, halka labada gool ee kale ay kala saxiixeen Stevan Jovetic iyo Yaya Toure.
Ciyaarya bilaaw ilaa dhammaad waxaa ku sarreeysay kooxda martida loo ahaa ee Manchester City.

Guusha ay kooxda Man.City ka gaartay dhigeeda Aston Villa ayaa ka caawineysa inay si aad ah ugu dhawaato inay ku guuleysato horyaalka Premier League-ga.

Dhinaca kale kooxda Sunderland ayaa si ba'an u xasuuqday kooxda West Brom oo u martiday.

Sunderland ayaa West Brom uga adkaatay 2-0.




Add caption








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada