Mucjiso "Wiil yar oo Seen uga soo baxday dhabarka dambe ee Jirkiisa"Daawo Sawirka"

Mucjiso "Wiil yar oo Seen uga soo baxday dhabarka dambe ee Jirkiisa"Daawo Sawirka"

daajis.com:-Wiilkaan oo u dhashtay dalka Chine, da’diisa ay tahay 5 bil laguna magacaabo Nuo Nuo ayaa lagu arkay arin layaab leh oo ka yaabisay qeybo badan oo ka tirsan caalamka kadib markii lagu arkay wiilkaan seen kaga soo baxday dhabarka dambe, wiilkaan ayaa seentiisa marba marka ka danbeeso sii dheeraaneesa iyadoo aan wali loo helin wax camaliyad ah oo looga jarayo seentaas sii koreesa.

Hooyada dhashay oo ka walaacsan arinta wiilkeeda ayaa sheegtay in ay aad uga niyad jabtay kadib markii ay aragtay wiilkeeda maalinba maalinka ka danbeesa sii dheeraaneesa seenta.


Seenta gadaal kaga soo baxday ayaa u dhow dabada iyo dhabarka meesha ay iska galaan, seentaan ayaa u qaab ek xubinta taranka raga.

Nuo Nuo hooyadiis ayaa codstay in laga jaro wax ka soo baxay wiilkeeda balsa dhaqaatiirka ku sugan magaalada Changsha, China ayaa diiday dalabka hooyada kadib markii ay arkaan xaalada wiilka waxayna sheegeen in hadii laga jaro wiilka xubintaas ay saameen ku yeelan doonto mustaqbalkiisa caafimaad.


Warbixintaan oo lagu soo daabacay webka Metro ayaa sidoo kale xustay in 1.000 qof ee caruur ah ee dunida ee ku dhacdo dhacdadaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada