U Gaar Dumarka:- Tilmaamahaan Ma Leedahay ? Nimanku Way Kaa Cararayaa !!!!

U Gaar Dumarka:- Tilmaamahaan Ma Leedahay ? Nimanku Way Kaa Cararayaa !!!!

daajis.com:-Qubarada arimaha qoyska ee daajis.com ayaa warbixintaan ku soo koobaya dhowr arimood oo gabaryaheey kaa fogeyn kara ragga kana yeelaya kuwo ka cararaya.

1- Midda Codsiga Badan : waan ka xumahay , ninka kuu imaanaya xilliga aad doonto , una dhaqmaya sida aad filaneyso in uu u dhaqmo … ninka noocaas xilligaan ma jiro laga yaabaa in duni kale uu ku nool yahay , dalabyadaada ha ahaadaan kuwo ku saleysan caqli iyo waqti .

2- Waa Ay Adag Tahay In La Qanciyo : ninka hantida leh , fur furan qosol abuurka ah , wax fahmaya , deggan , Romansi ah , wanaagsan , noocii riyada ah , caqliga badan , lamaba la helayo noocan xittaa filimaanta kuma arkeysid nin tilmaamahas leh

3- Midda Cadowtooyada Badan : waa mid leh tilmaamo xun oo ma laha dareen naxariis ah waana midda dadka dhan ku qasbeysa in ay ka cararaan kaliya ragga ma aha , ee noqo noole jilicsan naxriis leh

4- Midda Leh Xishoodka Ka Bad-badiska ah : haka bad badin xishoodka , haka cararin in aad la hadasho oo ha aamusnaan marka aad wada kulantaan .

5-Midda Jecel In Ay Waxa U Maamusho Qaab La Hayste Ah : haddii ra`yigaaga aad ku qasabto asxaabtaada gabdhaha ah ayna u nugul yihiin in ay aqbalaan daajis.com waxa ay ku leedahay ha filan in aad hesho nin taasi kuu saamaxaya


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada