WAR DEG DEG AH: Qarax lala eegtay Taliyaha ciidamada Milateriga Soomaaliyeed

WAR DEG DEG AH: Qarax lala eegtay Taliyaha ciidamada Milateriga Soomaaliyeed

daajis.com:-Taliyaha ciidamada milateriga Soomaaliyeed General Indha-Qarshe ayaa saakay Qarax lagula eegtay xaafadda warshadda Caanaha ee Degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan ayaa la soo sheegayaa inuu khasaaro dhimasho dhaawac ah ba u geystay ilaalada taliyaha ciidama Milateriga Soomaaliyeed, iyadoo la sheegay in taliyaha uu ka bedbaaday qaraxa.


Ilaa iyo iminka lama oga khasaaraha dhabta ah ee qaraxa uu geeystay, iyadoo halka qaraxu ka dhacay ay soo gaareen ciidamada Booliska Soomaaliyeed, kuwaasoo isku gidaamay halka uu qaraxu ka dhacay.


Faah-faahin buuxda iyo Sawirro goor dhow ka fillo Daajis.com

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada