War deg deg: Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow is casilay

War deg deg: Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow is casilay

daajis.com:-Wasiirka Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed ayaa goor dhow oo caawa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, saacado kadib markii la weeraray xarunta Golaha Shacabka.


Wareysi uu siiyay C/kariin Xuseen Guuleed Raadiyaha dowladda ayuu ku cadeeyay inuu iska casilay xilkiisa
La soco wixii ku soo kordha

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada