VIDEO: Haween ku dagaalamay barnaamij Dood ah oo ka baxayay Kalsan Tv

VIDEO: Haween ku dagaalamay barnaamij Dood ah oo ka baxayay Kalsan Tv

daajis.com:-Barnaamijka Xogwaran ee ka baxa taleefashinka caalamiga ah ee Kalsan Tv ayaa waxaa isku qabsaday laba haween Soomaali ah oo marti u ahaa Barnaamijka.

Barnaamijka ayaa todobaadkan looga hadlayay doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin ka qayb qaadashada nabad kusoo dabaalidda dalka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada