Ajakis oo guur doon ah, Balse Dooq la yaab leh iyo gabadha uu doonayo

Ajakis oo guur doon ah, Balse Dooq la yaab leh iyo gabadha uu doonayo

daajis.com:-Majaajileystaha caanka ah Ajakis ayaa bogiisa Facebook ku shaaciyay inuu doonayo guur si uu uga baxo iskaabulanimada.

Fanaanka ayaa dalbanaya qof dumar ah oo u dhaxeysa 35-40 sano, asagoo sheegay inuu weeyraxsanyahay waa siduu hadalka u dhigay.

Ajakis oo Facebook furtay 9kii bishan ayaa dad badan soo jiitay asago majaajilo usoo bandhigay. Wali lama hubo iney tan run ka tahay iyo in kale balse haween badan ayaa u hanqal taagay dalabkiisa.

Dadka ayaa is weydiinaya sababta uu Ajakis u raadinayo dumar Facebook ku jira.

Akhriso, qoraal aan ka soo xiganay boga Ajakis aqyaarey waanisalamay iskaabulo waa nacay ee waxaan rawaa hashoo naag inaan arooso gewer mahan yaah naag aan rabaa micnaheyga 35 jir illaa 40 jir 41 malarabo yaa diyaar eh oon is aroosnaaaa waa weeraxsanahay farta hala taago yaa diyaar ehee oo cilaaan aan usraa gacmaheeda abaaaaaaaay ayooyooo soo loo jarjaran yahay leee adogaa banyaaaa



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada